Axmed Madoobe & C/naasir Seeraar oo heshiis hordhac ah ku gaaray Nairobi

Xalay waxaa kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Nairobi Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo C/Naasir Seeraar oo ka mid ah Xubnaha mucaaradsan ee ka soo horjeeday dib u doorashadiisii. Wararka kulankaas laga helayo ayaa sheegaya in xal laga gaaray khilaafkii Axmed Madoobe iyo Cabdinaasir Seeraar ee ka dhashay doorashada, ka dib dhexdhexaadin ay sameeyeen Mas’uuliyiin … Continue reading Axmed Madoobe & C/naasir Seeraar oo heshiis hordhac ah ku gaaray Nairobi